ICRC “extremely concerned” about Somalia.

Laanqeerta Cas

English

Halkaan ka akhri Continue reading

Hub baarayaasha Qaramada Midoobey ee dalka soomaaliya oo Golaha amaanka isku raacay in loo kordhiyo waqti si ay u baaraan kooxaha hubka galaya Soomaaliya.

Xannibaada hubka

Somali/English

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha Dhaqanka Hawiye oo Maanta War-saxaafadeed arrimo badan uga hadleen ka soo saarey Magaalada Muqdisho.

Golaha dh. Hawiye

Halkaan ka akhri Continue reading

Qarax Saakay lagula beegsaday ciidanka gumeysiga Ethiopia ee jooga magaalada Baydhabo oo keenay xasuuq 16 qof oo rayid ah.

Bartamaha Baydhabo

Halkaan ka akhri Continue reading

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo walwal ka muujiyey xaaladda Sicir bararka Cuntada Adduunka.

Ban Ki-Moon & Pascal

Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Muqdisho oo Dagaal Culus ka soconaya Degmada Hodon ilaa Km Afar

Dgaal Culus

Halkaan ka akhri Continue reading

Golaha Amaanka Q.M oo isku raacay in biyaha Badda Soomaaliya laga sameyn karo howlgalo lagu sugaya ammaanka gaadiidka Badda .

Golaha Ammaanka QM

News Somali & English

Halkaan ka akhri Continue reading

Ahmed Wald Abdalla oo ah Ergeyga u qaabilsan Qaramada Midoobey arrimaha Soomaaliya oo wada hadal la leh madaxda sare ee dowladda Sweden.

Ergeyga QM Soomaaliya

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamo ka tirsan DKMG ah oo maanta Ciidamada gumaysiga Ethiopia Hub ka dhigis ku sameeyay.

Ciidamada Ethiopia

Halkaan ka akhri Continue reading

Ururka caalamiga ah ee xiriirka Soomaaliya oo Arbacada Berri ah la filayo inay ku kulmaan magaalada Oslo ee dalka Norway.

Raymond Johansen

News Somali/English

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed oo dhaqdhaqaaq Ciidan ka sameeyey gudaha magaalada Beledweyne.

Ciidanka MIS

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidanka gumeysiga Ethiopia oo maanta lala beegsadey weerar Miino oo khasaare geystey.

Qarax Miino

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka war faafinta Dowladda KMG ah Axmed C/salaam oo sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay in ay wada hadal awood qeybsi ah la gasho xoogaga ka soo horjeeda.

Axmed Cabdisalaam

Halkaan ka akhri Continue reading

Taariikh nololeedkii Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Yusuf Maxamed Maxamuud oo loogu naanaysi jiray (Yusuf Shaqaaq).

Yuusuf Shaqaaq

Halkaan ka akhri Continue reading

Sacuudiga iyo Eritrea oo ka wada hadlay Xaaladda Soomaaliya iyo arrimaha Gobolka Darfur ee dalka Suudaan.

King Abdalla & Afawerki

Somali / English

Halkaan ka akhri Continue reading

Baaq ka soo baxay Muslimiinta dalka Kenya oo ku Wajahan Madaxweyne Kibaki & Madaxda Midowga Afrika, sidii tilaabo looga qaadi lahaa dhibaatooyinka ka socda Soomaaliya.

Madaxda Muslamiinta Kenya

Al-Haj Yusuf Murigo (Bidix), waa Guddoomiye

ku- xigeenka Muslimka Kenya &

Sheikh Muhammad  Xohayaha guud ee Ururka 

Halkaan ka akhri Continue reading

Shacabka Reer Puntland oo Fool xumo iyo Damiir la’aan ku tilmaamay Xasuuqii ay Ciidamada gumeysiga Ethiopia ka sameyeen Masaajidka Al-Hidaaya.

Degmada Bosasso

Halkaan ka akhri Continue reading

Cilmi Saneey Qaasin oo ah Gudoomiyihii Degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo iska Casilay Xilkii uu ka hayay Degmadasi.

Degmada Beledweyne

Halkaan ka akhri Continue reading

Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la wareegay 6 degmo oo ay ugu dambeysay degmada Qansaxdheere.

Xoogagga Al-Shabaab

Halkaan ka akhri Continue reading

The Union of Islamic Courts (UIC) and al-Shabaab fighters have seized at least six towns in Somalia’s southwestern region of Baidoa.

UIC fighters take over 6 Somali towns

Halkaan ka akhri Continue reading

Illaa 7 sarkaal ayaa lagu dilay, halka afar Sarkaan oo kalena uu dhaawac culus kasoo gaaray weerar xalay lagu qaaday Villa Baydhabo.

Saraakiil ladilay

Halkaan ka akhri Continue reading

Bannaanbax looga cabanayey Xasuuqa ay Ciidamada gumeysiga Ethiopia ku hayaan shacabka Soomaaliyeed oo ka dhacay dalka Ingiriiska.

DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Pope calls for end to violence in Somalia, Sudan and Burundi.

Pope Benedict XVI 

Halkaan ka akhri Continue reading

Magaalada Beledweyne oo lagu qabtay Munaasabad lagu furay Bangi markii ugu horeysay laga hirgaliyay Gobalka Hiiraan.

Munaasabada

Halkaan ka akhri Continue reading

Shaqaalihii iyo Doontii Dalka Spian ee u afduubnayd Burcad badeed Soomaali ah oo Xuriyadoodii dib u helay.

Markabkii Spain

Halkaan ka akhri Continue reading

Ururka Iskaashiga Khaliijka oo canbaareeyay falalka ay ciidamada Ethiopia ka wado Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya.

Ururka Al-Khaliij

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo Bam Gacmeed lagu Weeraray Xalay Hotel ay ka deganayeen magaalada Baydhabo.

Bartamaha Baydhabo

Halkaan ka akhri Continue reading

Xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho oo ay la wareegtey gacan ku haynteeda Jabhada Islaamiga Soomaaliyeed.

Mujaahidiinta JIS

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Cadaaladda iyo Boliiska Eveline Widmer-Schlumpf oo sheegtay in dowladda ay ka hortagayso ololaha uu wado Xisbiga UDC.

Swiss pass & ausländer

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia iyo kuwa la shaqeeya oo Maanta dad rayid ah qafaashay.

Ciidanka gumeysiga

Halkaan ka akhri Continue reading