 
   
Parse error: syntax error, unexpected $end in /home/somalisw/public_html/side_left.php(25) : eval()'d code on line 279
|
| News |
| Dowladda Boqortooyada Britain oo sheegtay in Soomaaliya ay ugu deeqayso Malaayiin Doolar. |
Dowladda Boqortooyada Britain ayaa sheegtay in Malaayiin Dolar ah ay ugu deeqayso dowladda KMG ee Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Sheikh Shariif Axmed uu shalay ay wadahadallo uu kula yeeshay magaalada Landon Ra’iisal-wasaare Gordon Brown. |
Dhicisow on March 09 2010 16:51:35 ·
Halkaan Riix ·
2 Reads ·
|
|
| Gudiga Dastuurka DKMG Soomaaliya oo sheegay in soo gabagabeeyeen qoristii Dastuurkii Dalka uu yeelan lahaa. |
Gudiga Dastuurka ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay soo gabagabeeyeen qoristii arimaha Dastuurka ee dowladda KMG Soomaaliya. |
Dhicisow on March 09 2010 16:47:28
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo ka warbixiyay kulamadii Madaxweyne Shariif la qaatay Madaxda Britain. |
Cali Axmed Jaamac Jengeli oo dowladda KMG ah uga qaabilsan Arrimaha Dibada dalka Soomaaliya oo ka mid ah Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya booqashadaRasmiga ah ku jooga Magaalada London ayaa ka warbixiyay kulamadii Madaxweyne Shariif la qaatay Madaxda Britain. |
Dhicisow on March 09 2010 16:44:18
Halkaan Riix ·
4 Reads ·
|
| Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo Goordhow lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha. |
Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo madaciisu lagu sheegay Bare Cali Bar ayaa goordhow kooxo hubaysan oo wajiyada soo duubtay, waxay ku dileen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. |
Dhicisow on March 09 2010 16:41:05
Halkaan Riix ·
1 Reads ·
|
| Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Sheikh Sharif Sheikh Axmed oo soo gaaray magaaldda London. |
London – Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jambuuriyadda Soomaaliya, Mudane Sheikh Sharif Sheikh Axmed ayaa soo gaaray magaaldda London, waxaana la sheegay in wafdigu Madaxweynuhu ay ku sugnaan doona dalka Ingiriiska ilaa subaxnimada Jimcaha ee 12-ka Maarso, 2010. |
Dhicisow on March 08 2010 17:06:09
Halkaan Riix ·
11 Reads ·
|
| Maalinta Haweenka 8-da Maarso oo laga xusay guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. |
Waxaa maanta oo ku beegan 8-da Maarso laga xusay guud ahaan dalka Somaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho maalinta ay Qaramada Midoobay u aqoonsatay maalinta haweenka Aduunka, waxayna Munaasabadaas ay ka dhacday xarunta hay’ada Kogwo ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. |
Dhicisow on March 08 2010 17:01:44
Halkaan Riix ·
8 Reads ·
|
|
 |
| Dowladda Kanada oo ku dhawaaqday in kooxda Shabaab ee Soomaaliya ay u aqoonsatay koox argagixiso ah. |
Qalabka Warbaahin dalka Kanada ayaa lagu shaaciyey in Dowladda Canada ay ku dhawaaqday in kooxda Shabaab ee Soomaaliya ay u aqoonsatay koox argagixiso ah, kadib markiii ay sheegtay in ay ogaatay kooxda la shaqeyso ururka Al-Qaacida. |
Dhicisow on March 08 2010 16:56:42
Halkaan Riix ·
6 Reads ·
|
| Roobab Mihigaan ah oo ka da’ay qaar ka mid ah Gobollada Dalka Soomaaliya. |
Degmada dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa laga soo sheegay inay ku dhinteen ilaa laba qof, taasoo keentay ayaa la leeyahay roobab xoogan oo mudo ka socday deegaano hoostaga Jubbada Hoose gaar ahaan deegaanada hoostaga Degmada dhoobleey ee gobalkaas. |
Dhicisow on March 08 2010 16:52:39
Halkaan Riix ·
9 Reads ·
|
| Imaanshaha Madaxweyne Sheikh shariif dalka Ingiriiska oo soo dhaweyntiisa ka socota magaalada London. |
Waxaa Caasimada dalka Ingiriiska ee London ka socda diyaar garow lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheikh shariif sheikh axmed iyo wafdi u hogaaminayo waxaana magaalada London laga dareemayaa is wargelinta iyo is uruurinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London. |
Dhicisow on March 08 2010 16:48:42
Halkaan Riix ·
9 Reads ·
|
| Diyaaradaha wax basaasa ee AC-130 oo dul heehaabaya hawada magaalada Muqdisho oo walaac badan ku abuuray dadweynaha. |
Walaac iyo walbahaar xoog badan ayaa waxaa Bulshada ku nool magaalada Muqdisho ku hayaa diyaaradaha wax basaasa ee AC-130 iyo kuwa guuxooda aad u sareeyo ayaa xalay oo idil gaaf wareegayay magaalada Muqdisho iyo kuwa ka agdhow , iyadoo diyaaradahan ay ahaayeen kuwo mararka qaar soo dhowaanayey, inkastoo aanay la arkeyn. |
Dhicisow on March 07 2010 16:57:13
Halkaan Riix ·
15 Reads ·
|
|
|
|
|
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|



          | Users Online | Guests Online: 5
No Members Online
Registered Members: 20
Newest Member: mybook
|
|
|