| Deegaanadan ku xeeran Gobolka Gedo waxaa qabsadan Ururka Islaamiga ah ee Ahlu Sade Wal Jameca.. |

 |
Dhicisow on January 05 2009 19:03:16
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Ciidamada AMISOM ee Uganda iyo Brundi oo fariisimo cusub ka sameystay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. |
Ciidamada Nabad ilaaliyeyaasha AMISOM ee Uganda iyo Brundi ayaa Maanta fariisimo cusub waxaa ay ka sameysteen qeybo ka tirasn magaalada Muqdisho, xilli la filayo in kuwa gumeysiga Ethiopia ay baneeyaan Fariisimooyinka ay ka degan yihiin gudaha magaalada Muqdisho. |
Dhicisow on January 05 2009 18:57:34
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Kulan looga hadlayay xaaladda Ammaan oo ka dhacay magaalada Baydhabo xilli uu faraha ka sii baxayo Ammaanka. |
Kulan balaaran oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa Ammaan darrida ka taagan magaalada Baydhabo ayaa Maanta waxaa uu ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. |
Dhicisow on January 05 2009 18:53:45
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Dowladaha Uganda iyo Brundi oo sheegay in ay sii joogayaan Soomaaliya, balse shuruudo ku xiray howl galladooda. |
Waxaa shalay kulan ku yeesheen Magaalada Bjumbura ee Caasimada Dalka Brundi Wasiirada Gaashaandhiga ee Dowladaha Burundi iyo Uganda, waxayna ka wada hadleen xaaladda Ciidamadooda ku sugan dalka Soomaaliya. |
Dhicisow on January 05 2009 18:50:53
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo Shacabka magaalada Baydhabo ku haya Barakacin xooggan, maadaama ay socdaan. |
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxaa ka soconaya Barakac kii ugu xooganaa oo ay Ciidamada Ethiopian-ka ku sameynayaan qoysaska deganaa Xaafadda Suuqa Xoolaha. |
Dhicisow on January 05 2009 18:48:01
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha oo ka jawaabay hadallo uga yimid Al-Shabaab iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha iyo dowladda KMG. |
Afhayeenka Howlgallada MMI ayaa wuxuu jawaab ka bixiyay hadallo maxkamadaha loo jeediyay oo ku saabsanaa saldhigyo Boolis oo ku yaala magaalada Muqdisho oo ay la wareegeen Ciidamada Maxkamadaha Islaamka. |
Dhicisow on January 05 2009 18:45:08
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
| Caamir Maxamed oo ahaa Xubin ka tirsan xafiiska RW. xukuumadda KMG ah oo toogasho lagu dilay gudaha Muqdisho.. |
Koox dabley ah oo ku hubeysnaa Baastoolado ayaa toogasho ku dilay xubin ka tirsanaa xafiiska Ra’isal wasaaraha xukuumadda KMG ah duhurnimadii Maanta gudaha magaalada Muqdisho. |
Dhicisow on January 05 2009 18:40:58
Halkaan Riix ·
0 Reads ·
|
|
 |
| Ciidamada Badda Faransiiska oo gacanta ku dhigay 8 qof oo Burcad badeeda ka mid ah. |
C/laahi Siciid Samatar oo ah Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Puntland u waramay Idaacadda BBC-da Qeybteeda Afka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Badda ee Faransiiska ay u soo gacan galiyeen 8 nin oo Burcad badeed ah kuwaas oo sida uu sheegay ay gacanta ku dhigeen ciidamada Badda Faransiiska ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya. |
Dhicisow on January 04 2009 13:34:05
Halkaan Riix ·
8 Reads ·
|
| Abuu Mansuur oo uga digay Xoogagga Maxkamadaha la wareegitaanka Saldhigyada Magaalada Muqdisho. |
Sheikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo ah Afhayeenka Alshabaab ayaa ka digay la wareegitaanka Saldhigyada Magaalada Muqdisho, maalin kadib markii Xoogaga Maxkamadaha ay la wareegeen qaar ka mid ah Saldhigyada Magaalada Muqdisho. |
Dhicisow on January 04 2009 13:29:32
Halkaan Riix ·
7 Reads ·
|
| Dowladda Ethiopia oo shaaca ka qaaday inay ku wareejisay Taliska AMISOM iyo Taliska Dowladda KMG goobihii ay baneeyeen Ciidamadeeda. |
Dowladda Ethiopia ayaa shalay shaaca ka qaaday inay ku wareejisay Taliska AMISOM iyo Taliska Dowladda KMG goobihii ay baneeyeen Ciidamadeeda, kadib muddo labo sano oo ay taageereysay Dowladdii taagta daraneed ee Soomaaliya. |
Dhicisow on January 04 2009 13:25:23
Halkaan Riix ·
7 Reads ·
|
| Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ka guuleystay Xulka Qaranka ee dalka Tanzaania…… |
Xulka Qaranka K/cagta wadanka Soomaaliya ayaa galabta guul-darro dhabarka u saaray dhigiisa wadanka Tanzania, kaddib ciyaar aad u xiiso badneyd oo galabta labada xul iskaga horyimaadeen Garoonka Nakivubo ee magaaladda Kampala, waxaana ciyaartas ku soo dhammaatay 1-0 guushu ku raacday xulka Soomaaliya. |
Dhicisow on January 04 2009 13:22:03
Halkaan Riix ·
17 Reads ·
|
| Xoogaga MMI Soomaaliyeed oo sheegay inay la wareegeen qaar ka mid Saldhigyada Muqdisho. |
Xoogaga Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa Markii ugu horeysay sheegeen inay la wareegeen qaarka mid ah Saldhigyada Muqdisho xili la hadal hayo in ay Baxayaan Ciidamada Gumeysiga Ethiopia. |
Dhicisow on January 03 2009 16:33:18
Halkaan Riix ·
7 Reads ·
|
| Baaqay uu soo saaray Ururka Islaamka oo ku saabsan in la taageero Heshiiska Djibouti. |
Ihsanoglu oo ah Xoghayaha Guud ee Ururka Islaamka ayaa ku Baaqay in la Taageero Heshiiska Dib u Heshiisiinta ee ay wada gaareen Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Djibouti iyo DKMG ah. |
Dhicisow on January 03 2009 16:28:35
Halkaan Riix ·
5 Reads ·
|
| Isbaheysiga Dib U Xoreynta garabka Jabuuti oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Mustaqbalka Soomaaliya….. |
Isbaheysiga Dib U Xoreynta garabkiisa Jabuuti ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ku aadan mustaqbalka dalka marka ay baxaan Ciidamada Itoobiyaanka iyadoona ay baaq u jeediyeen shacabka iyo xoogaga Muqaawamada,waxaana lagu sheegay warsaxaafadeedka:- |
Dhicisow on January 03 2009 16:22:41
Halkaan Riix ·
7 Reads ·
|
|