Abiye Ahmed: ‘Itoobiya waxaa ay aaminsan tahay Midnimada dalka Soomaaliya’..

Shir ay Jimicihii yeesheen Xisbiga Barwaaqada ee haya talada Itoobiya ayaa waxa isugu yimid masuuliyiinta ugu sareeya ee waddankaas, sida ra’iisul wasaare Abiye Ahmed. Shirkaas oo ay uga hadlayeen arimaha Itoobiya, sidoo kalana lagu sagootinayay ra’iisul wasaare ku xigeenkii dalkaas oo is casilay, ayaa waxa uu ku soo hadal qaaday muranka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya. 

Continue reading

Dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero ku yaalay oo dumay ayaa waxaa ku geeriyooday Afar Caruur oo wada dhashay [Muqdisho].

Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurigooda oo ku yaalla degmadda Shangaani ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen.

Continue reading

Soomaali mideysan, Gadabuursi mideysan.. ayuu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee Beelaha [Samaroon.]

Naxdin shacabkii Soomaaliyeed markii ay arkeen duqa Muqdisho Madaale muuqaal laga duubay isagoo garaacaya dadkii xafladda joogay..


Duqa Muqdisho ma uusan qaban wax maxaabiis ah oo lagu qabtay daroogo marka ay timaaddo howlgallada uu dhawaanahan ka sameeyay caasimadda Soomaaliya ee Maandooriyaha – macno ahaan.

Taas beddelkeeda Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa karbaash u qaaday – waxaana daliil u ah muuqaal laga soo duubay oo uu ku garaacayo koox dhallinyaro ah oo rag iyo dumar isugu jira.

Continue reading

Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa Madaxweyne Xasan Maxamuud ka joojisay safar uu ku imaan lahaa London.

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qeyb galka xaflada caleema saarka boqorka Boqortooyada Ingiriiska.

Continue reading

Wakiilkii Qaramada Midoobe u qaabilsanaa Soomaaliya James Swan oo lagu badalay Haweeney lagu magacaabo Catriona Laing.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ay noqoto ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya Iyo madaxa xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Continue reading

Nin 45 jir ah oo wiil uu dhalay oo 6 jir ah toorey ku dilay..

Eedeysane Maxamad Cali Cilmi oo 45 jir ah ayaa si arxan dara ah tooreey ugu dilay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Cali oo 6 sano jir ahaa xaafada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Continue reading

KHADRA CUMAR DHUULE | DOOD | OFFICIAL MUSIC VIDEO | 2023

CUMAR HEYBAD | DASTUURKA MAXAA KU QORAN? | 2023

RUMAAN RUUXI | MARKAAGII BAA LA GAARAY | LIVE ON STAGE 2023

Odayashii Dhaqanka ee ka tagay magaalada Muqdisho oo la kulmay Golaha Guurtida Somaliland..

Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa maanta kulan la yeeshay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland.

Continue reading

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo dalka Ethiopia ka wada dadaalo uu dib ugu soo celinayo xiriirkii Itoobiya..

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa socdaalkii u horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, tan iyo sanadkii 2019 wixii ka dambeeyay oo khilaaf xooggan soo kala dhex galay, kaddib isku daygii Ciidamada Kumaandooska Itoobiya ku doonayeen inay ku soo qabtana Agosto 2019.

Continue reading

Warmurtiyeed laga soo saaray Shir-Madaxeedka Dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya..

Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin ..

Continue reading

IQRO INDHO DEEQ | KAA BOGSOODAY | 2023

TUBEEC YARE | DITOORKA RUUXDA | 2023

AMAAL ARAGSAN | WAA MACAANTEE | 2023

CAWIL KOYLA | HUBAA IDEEQDAY | 2023

AARMAAN | DHAB JACEYL AH DHAAFI MAAYO | 2023

KHAALID YARE | NACNACIINA | 2023

ANISA ARAGSAN | JIRKAA KU FAHMEE XABIBI | 2023

CABDIWELI KINGEERO | IMTIXAANKA JACEYLKA | 2023

NASTEEXO DAYAX | DASTUURKAAN OGOLEYN DIRIRKEENA | HAPPY EID MUBARAK | 2023

Wasiirkii hore ee Maaliyada Soomaaliya Abdirahman Duale Bayle oo ka dagay magaalada Hargeysa..

Wasiirkii hore ee Maaliyada dowlada FS Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa gelinkii dmabe ee Maanta waxaa uu ka dagay magaalada Hargeysa, halkaas oo deegaan ahaan uu ka soo jeedo.

Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud: â€Waa in laga shaqeeyaa ka faa’ideysiga kheyraadka la haysto si loo gaaro Barwaaqoâ€

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koroya oo sannadkan halku dhigiisa ahaa “Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqoâ€

Continue reading

Madaxweyne Faramaajo oo qorsheenayo in Gaashaanle Sare Mire Axmed Mataan uu u magacaabo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

War ay baahiyeen Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Faramaajo uu qorsheenayo in Gaashaanle Sare Mire Axmed Mataan uu u magacaabo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Continue reading

Somalia may resume domestic services in Jun-2020.

Somali government announced on Thursday that domestic flights which were suspended due to COVID-19 pandemic will resume operations on June 8, Trend reports citing Xinhua.

7 Kenyans Stuck in Somalia Over COVID19 Sue Their Government.


A group of 7 Kenyan contractors who had been stationed at Kismayu, Somalia before the order to have the border shut indefinitely have their government for being locked down in Somalia.

UN warns of looming humanitarian crisis in Somalia.

The UN on Tuesday called on the international community to help Somalia avert a major humanitarian crisis due to the combined effect of devastating floods, desert locusts and the widespread impact of Covid-19.

Continue reading

Somalia announces 66 more Covid-19 cases, 19 recoveries, no deaths

Somalia has announced 66 new Covid-19 cases and 19 recoveries from the deadly disease. No death was recorded.

This brings the total number of cases to 2,089 and the recovered patients to 380. The death toll stands at 79.

The cases are from Banadir, 33, the breakaway region of Somaliland, 26, Puntland regional state, 7.

Fourty two of the new cases are male while 24 are female.

President Farmajo’s Allies Register New Political Party Ahead of General Elections.


The current government formation has taken a bold move to register a new political party on whose platform they will contest re-election.

Although it is not known whether President Farmajo and his PM Hassan Khaire will once again be on the same side, deputy Prime Minister Mahdi Mohamed Guled will be the chairman of the party.

National Independent Electoral Commission (NIEC) will the coming days expected to give interim registration to the party.

There have been talks that PM Khaire could seek an attempt for the top job and has already activated an elaborate network to help him campaign.

Insiders say the new party could adopt the name Peace and Life.